About this course
Hordhaca:
Danfulis Excel waxaad ku baran doontaa, aaladda Microsoft Excel., iyada oo Soomaaliyaysan, isla markaana wax walba loo dhigay loona dhahay hab i tus oo taabsii ah. Shaqaalaha dawladaha, kuwa hay’adaha, kuwa shirkadaha, ganacsatada iyo cid walba oo u baahan in ay xogaha culus iyo xisaabaha si fudud oo farsamo sare leh u maamulato, ayaa loo diyaariyay Danfulis Excel.
Hiigsi:
Hiigsiga Danfulis Excel waa in Soomaalida loo sahlo barashada Excel.
Farsamada:
Si Soomaalida loogu sahlo barashada Excel, wax walba waxay u dhiganyihiin, una dhahanyihiin hab Soomaaliyaysan, isla markaana i tus oo I taabsii ah. Hawl walbana waxay ka billaabataa ka shaqaynta tusaalaha.
Ujeedooyinka:
- Sare U Qaadidda Farsamada: Dadka in lagu carbiyo farsamada iyo fududaynta hawlaha.
- Kobcinta Nolosha: Hannaaninta iyo turxaan bixinta hawlaha si loo gaadho badhaadhe.
- Fahmo Siinta Dadka: In wax walba laga dhigo i tus oo i taabsii si ay dadku wax u fahmaan.
- Dallacsiinta Hawl-wadeennada: Siinta hawl-wadeennada xirfado sare si ay ugu furmaan albaabo cusub.
- Gacanta Siinta Bulshada: In si joogto ah bulshada gacan looga siiyo hawlaha farsamada iwm.
Comments (0)
Content Courses
18 Parts
Course Material and Exercise Files
5 MB
Cashirka 1aad - Shaashadda (Screen Elements)-Excel
-
Cashirka 2aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 3aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 4aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 5aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 6aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 7aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 8aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 9aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 10aad - Tusaalooyin - (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 11aad - Tusaalooyin - (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 12aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 13aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 14aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 15aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 16aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-
Cashirka 17aad- Tusaalooyin (Practical Examples)-Excel
-

0
0 Reviews